Xisbiga Wadani oo dufaanta Loolanka Kulmiye la tagto kana soo saaray Warsaxafadeed

0

Hargaysa(AN) Xisbiga Mucaaridka ee Wadani  ayaa warsaxafadeed ka soo saaray Dufaanta loolanka Xisbiga kulmiye dhexdiisa ka oogan iyo ka baqo qabida lakala safashada Xubnaha Xisbiga katirsan ,waxaana hore udhacday Xildhibaan Rayte oo kamid ah masuuliyiinta Xisbiga Wadani in qarsan kariwaayey tageerida uhayo Musharaxnimada Wasiir Biixi waxaanu kamid ahaa xubnihii soo dhaweeyey ,dhacdadani waxay  cabsi xoogan galisay Xisbiga Wadani oo arkaya halkay xaaladu marayso  waxaanu soo saaray Warsaxafadeed nuqul kamid ah soo gaadhay Xafiiska Warqabadka Shabakada Arabsiyonews  waxaanu udhignaa sida tan

 

Mawqifka tartanka KulmiyeArabsiyonews.com

Hargaysa Office