Burco(AN)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa fariin digniin ah u diray Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo faragelin ku soo sameeyay Maanta Deegaanka Buuhoodle ee Somaliland Waxaanu Wasiirku sheegay inaan Somaliland u dulqaadan doonin talaabo kasta oo xadgudub ku ah dhulkeeda.
“Punt land waxaan u sheegayaa inaanay Somaliland ogolaan doonin inaad qas ka samaysaan Gudaha Somaliland” Wasiir Xaglotoosiye
Arabsiyonews.com
Burco Office








