Burco(AN) -Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Cukuse oo uu weheliyo wasiirul dawlaha maaliyada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in abaaro ba’an oo jira awgeed uu madaxwyanaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo iclaamiyay biyo dhaamis laga sameeyo guud ahaan dalka oo dhan,kaasi oo lagag dhawaaqay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer
Arabsiyonews.com
Burco Office








