Burco(AN) Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagaxdhigay afar wado oo laga hirgalinayo gudaha magaalada Burco,xarun Ururka haweenka NOW ,waxa uu sidoo kale Madaxwaynuhu xadhiga ka jaray laydhka Solarka iyo kaydka biyha oo lagu soo kordhiyey
Halkan ka daawo
Arabsiyonews.com
Burco Desk








