Qaraarka Maxkamada Sare Ka Soo Saartay Dacwadii Mucaaridku Gudbiyay +Lifaaq

0

Hargaysa(AN)Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa go’aan ka soo saartay tallaabadii ay xukuumaddu xisbiyada mucaaradka ah kaga horjoogsatay in ay shirar ku qabsan karaan huteelada dalka, waxaana ay ku dhawaaqday in xisbiyada mucaaradku ay xor u yihiin in ay shirar ku qabsadaan huteelada.

tt max1

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk