Golaha Guurtida Somaliland oo Guddi U Saaray Muddo Kordhinta Xukuumadda.

0

Hargaysa(AN)-Fadhi ay yeesheen golaha guurtida Somaliland ayaa guddi u magacawday ka talo bixinta muddo kordhin loo sameeyo xukuumada uu hoggaamiyo Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,kadib markii uu dib u dhac ku yimid wakhtigii ay doorashada Somaliland ku qabsoomi lahayd oo ku beegnayd Juun sannadka 2015ka.

Hadaba shabakada Tooshenws waxa ay idiin soo gudbinaysa magacyada guddigaasi ay golaha guurtida Somaliland u xil saareen ka soo talo bixinta muddo kordhin loo sameeyo xukuumada Somaliland.

1guddi

2guddi