Isbaahaysiga Mucaaridka oo shaaciyey shir ay kaga arinsanayaan doorashooyinka

0

Hargaysa(AN) Isbaahaysiga mucaaridka S/land ayaa maanta shir jaraaid oo ay ku qabteen magaalada Hargaysa waxa ay ka dhawaajiyeen in ay qaban doonaan shir ay ku sheegeen aayo katashiga S/land iyo arimaha doorashooyinka

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk