Wasiir Xaglo Toosiye iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Mashaariic Horumarineed Sanaag ka Hirgaliyay

0

Cerigaabo(AN)Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Mashaariic Horumarineed Waxay ku dhagax dhigeen Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag.