Golaha guurtida S/land oo dood adag ka yeeshay Siyaasada Arimaha dibada iyo Gudaha

0

Hargaysa(AN)Golaha guurtida JSL ayaa maanta dood adag ka yeeshay ajandahooda kalfadhiga 56 qodobkiisa sadexaad oo sheegaya  siyaasada arimaha dibadda iyo gudaha ee dalka.