Ninka Labaad Ee Dunida Ugu Dheer Oo Meherkiisu Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Iyo Malxiskiisa Oo Noqday Ninka Somaliland Ugu Gaaban

0

Hargeisa(AN) Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad ) oo ah ninka labaad ee dunida ugu dheer oo dhalasho ahaan ka soo jeeda somaliland ayaa maanta meherkiisu ka dhacay hotel Crown Ee magaalada Hargeisa , Waxaana malxiis u ahaa ninka somaliland ugu gaaban oo layidhaa Shacayb Gaab.
Xalfadan oo ahayd mid aad u heersaraysa ayaa waxa ka soo qayb galay Siyaasiyin , waxgarad , madaxdhaqameed , ganacsato iyo qaybaha bulshada oo dhan.

bisad1 bisad2 bisad3 bisad4 bisad5Inabisad 2 Inabisad

Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad ) ayaa markii ugu horaysa la shaaciyay inuu Arooskiisu Maalmaha soo socda dhici doono hotel Crown ee Magaalada Hargaysa.
Maxamed Juba Arabsiyonews.com Office Gabiley somaliland