Hargaysa(AN)Waxa Ku geeryooda cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa xildhibaan Xariir Siciid Bulaale oo kamid ahaa xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland,
Geerida Xildhibaanka waxaa warbaahinta u Xaqiijiyay Mid ka mid ah Ehelkiisa Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale Waxa uu Ka Mid ahaa Xildhibaanaddii Gobolka Togdheer uga soo Baxay Xisbiga UDUB gaar ahaan Deegaanka Qorilugud oo uu Xildhibaanku Kasoo Jeedo.  Siddoo Kale Geeridda Xildhibaan Xariir Siciid Ducaale Waxaa Noo xaqiijiyay Xoghaya Guud ee Golaha Wakiiladda Mudane Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo Ehelkii iyo Asxaabtii iyo Qarankaba Ka Tacsiyadeeyay Geeridaasi Naxdinta leh
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








