Guddida Horumarinta Beelaha Sacad Muuse (HOODAALE)Oo Soo Dhoweeyey Isku Shaandhaynta Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirka Cusub Ee Maaliyadda Sam Sam Cabdi Aadan

0

IMG_DB1A9C-410538-3C1C9B-F27059-B1D51B-1850E6

Guddida Horumarinta Beelaha Sacad Muuse (HOODAALE) ayaa si balaadhan usoo dhoweeyey isku shaandhayntii uu madaxweynaha Somaliland ku sameeyey golihiisa wasiiradda,sidoo kalena ku hamabalyeeyey Xilka Loo Magcaabay Wasiirka cusub ee Maaliyadda Sam Sam Cabdi Aadan. sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ay soo saareen guddidaasi oo u dhignaa sidan:-