VideosWararka Daawo Cali Khaliif Galaydh Muxu Ka Yidhi Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Iyo Shuruuda Somaliland Ku Xidhay Wadahadalkaasi By Berbera - March 2, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(AN)Siyaasiga dibadwareega ah ee Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya la filaayo inay u furmaan,sidoo kalena ka halday shuruuda adag ee ergada Somaliland miiska soo dhigtay.