Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Dhukumanti dheer oo ka hadlaya dhismaha Jidka DAWGA-CAD oo la bilaabay sanadkii 2010-kii isla-markaana ilaa hadda socda.
Filimkani wuxuu ka waramayaa dhibaato badan oo shacabku ku qabay jidkaasi, intaan laamiga laga dhigin.









