Duqa magaalada Washington, DC Muriel Bowser ayaa sheegtay in adeegsiga maandooriyaha Marijuana uu laga bilaabo shalay oo Khamiis ahayd uu ka mamnuuc yahay magaaladeeda. Dadka reer DC ayaa ogolahaanshaha adeegsiga maandooriyahan sanadkii hore u codeeyey.
Dhinaca kale, xubno ka mid ah congresska ayaa duqa magaalada u digay in arrintan ay ku dhaqaaqdo, maadaama in badan oo dadka Washington degani ay adeegsadaan.