Hayaado ADRO oo kulan la yeelatay beeralayda Gobolka Gabiley

0

Arabsiyo(AN)Hayada  ADRO ayaa Maanta Ku kulmisay Dooxa Agamsaha ee Ka tirsan Dagmada Arabsiyo.waxaana kasoo qaybgalay ISku Duwaha Beeraha Ee Gobolka ,Maayirada Arabsiyo iyo Gabilay,Badhasaabka Gobolka Gabilay Mustafe Cabdi Ciise , Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha Soomaaliland ,Saraakiil Ka Socotay Hayada ADRO Iyo Dadwaynihii ay wax u qabatay hayada

,Ugu horayn Waxa halkaa ka600

Dadwaynihii ka faaidaystay Mashruucii Sanadka Socday ee ay fulisay Hayada ADRO Iyagoo Sheegay Inay Wax Mugle la Qabatay Bulshada Ku Dhaqan Gobolka Gabikay,Waxa kaloo halkaa ka hadlay Maayirka Dagmada Arabsiyo C/laahi Cabdi Faarax oo Ku amaanay ADRO Waxqabad isagoo usoo Jeediyay dadwaynihii inay ku dadaalaan Waxwada Qabsiga,Waxakaloo isna hadal dardaarana usoo jeediyay Beeralaydii Maayirka Gabilay isagoo kula Dardaarmay Sidii ay uga sii kordhin lahaaayeen Waxwada qabsiga ayna tani tahay Wax aad500

Dadwaynihii ka faaidaystay Mashruucii Sanadka Socday ee ay fulisay Hayada ADRO Iyagoo Sheegay Inay Wax Mugle la Qabatay Bulshada Ku Dhaqan Gobolka Gabikay,Waxa kaloo halkaa ka hadlay Maayirka Dagmada Arabsiyo C/laahi Cabdi Faarax oo Ku amaanay ADRO Waxqabad isagoo usoo Jeediyay dadwaynihii inay ku dadaalaan Waxwada Qabsiga,Waxakaloo isna hadal dardaarana usoo jeediyay Beeralaydii Maayirka Gabilay isagoo kula Dardaarmay Sidii ay uga sii kordhin lahaaayeen Waxwada qabsiga ayna tani tahay Wax aad400

Dadwaynihii ka faaidaystay Mashruucii Sanadka Socday ee ay fulisay Hayada ADRO Iyagoo Sheegay Inay Wax Mugle la Qabatay Bulshada Ku Dhaqan Gobolka Gabikay,Waxa kaloo halkaa ka hadlay Maayirka Dagmada Arabsiyo C/laahi Cabdi Faarax oo Ku amaanay ADRO Waxqabad isagoo usoo Jeediyay dadwaynihii inay ku dadaalaan Waxwada Qabsiga,Waxakaloo isna hadal dardaarana usoo jeediyay Beeralaydii Maayirka Gabilay isagoo kula Dardaarmay Sidii ay uga sii kordhin lahaaayeen Waxwada qabsiga ayna tani tahay Wax aad700

U mudan,waxaana uu Makarafoonka kusoo Dhaweeyay Badhasaabka Gobolka Mustafe Cabdi Ciise ugu Horayn Wuxuu uMahad Celiyay Hayada ADRO oo uu Ku Tilmaamay inay tahay Hayad Mudan inloo Mahad Celiyo,Runtiina ina tustay Horumar Sidii ay ugaadhi lahayd Beeralaydu kuna Dheeraaday Sida kaliya ee horumar lagu Gaadhi karaa ay tahay isku tiirsanaan iyo inloo tartamo Dagmo Dagmo waxaana Soo Afmeeray Agaasimaha Guud ee Beeraha Ugu horayna Wuxuu umahad Celiyay HAYADA ADRO Kuna tilmaamay Mid Waxay Gobolka Ka

Qabatay Aan halkan LaguSoo koobi Karin,Hay tahay haweenkii ay Waxbareen,Xadhkihii beeraha,Waxaanu ka raali galiyay Cagafyo maanta la Sugayay oo Dib udhacay laakiin Gadaal laga Qaybindoono

 

Arabsiyonews.com

Muuse Xuseen Xasan

Arabsiyo Office