DAAWO Wasiirka Maaliyada Oo Gabiley Munaasibad Casho-Sharafa Ugu Sameeyay Ardaydii Ka Qalin-Jabisay Jaamacada Timacade

0

Gabiley(AN)Wasiirka Maaliyada Somaliland C/Casiis Maxamed Samaale Ayaa Munaasibad Casha Sharafa Ku Maamuusay Ardayda Ka Qalin-Jabisay Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley Xaflada Ayaa Waxay Ka Qabsoontay Hoolka Jaamacada Ee Magaalada Gabiley,Waxana Ka Soo Qayb-Galay Wasiirada Maaliyada Iyo Warshadaha Xildhibaano Ka Tirsan Aqalka Wakiilada Iyo Golaha Deegaanka Gabiley Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Degmo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Ciidanka Nabad-Galyada Hogaanka Jaamacada Timacade Ururada Haweenka Ardadya Qali-Jabisay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada,Iyo Marti Sharaf Kale Oo Tiro Badan,
HALKAN KA DAAWO VIDEO..

Maxamed Xasan sheekh Maxamed Arabsiyonews.net Office Gabiley somaliland