VideosWararka Daawo Madaxweyne Erdogan Oo Canaantay Madaxweynaha Maraykanka By Berbera - February 16, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(AN)Madaxweynaha dalkaasi Turkiga ayaa canaan adag u jeediyey dhigiisa dalkaasi Maraykanka ,isaga oo ku canaantay dilkii loo geystay saddex wiil oo Muslim ah,kuwas oo lagu dilay dalkaasi Maraykanka