Ceerigaabo(AN ) Badhasaabka Cusub Ee Loo Soo Magacaabay Gobolka Sanaag Mr Axmed Falaay Ayaa Maanta Gelinkeeda Danbe Ku Soo Fooleh Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag
Badhasaabka Gobolka Sanaag Mr Falaay Oo Ay Socdaalkiisan Ku Weheliyaan Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Sanaag Haatana Ah Badhasaabka G/awdal Mr (Ramaax) Ayaa Habeenimadii Xalay Ka Soo Kicitimay Magaalada Burco
Waxana Laga Yaabaa Saacadaha Soo Socda In Uu Soo Gaadho Magaalada Ceerigaabo Iyada Oo La Filayo In Ay Labada Badhasaab Maalinta Beriya Xilalka La Kala Wareegi Doonan
Si Kastaba Ha Ahaate Badhasaabkan Cusub Ayaa Waxa Uu Ku Soo Beegmayaa Xili Ay Xaalada Ceerigaabo Kacsantahay Oo Isla Markaana Beelaha Qaarkood Fariimo Kala Duwan Madaxweynaha Somaliland U Direen









