Haweenay u dhalatay dalka Maraykanka oo lagu magcaabi jiray Kayla Mueller oo gacanta ugu jirtay ururka Daacish ayaa xilligan la xaqiijiyey inay dhimatay, Masuuliyiinta Maraykanka iyo Qoyska gabadhan ayaa xaqiijiyey dhimashada muwaadinadan u dhalatay dalka Maraykanka.