DAAWO:Wasiirka Warancade oo Shir Jaraaid Ku Qabtay Berbera Kana Hadlay markabkii hubka sharci darrada ah soo geliyay dekeda Berbera rarkii dhulka ka dhigtay.

0

Berbera (AN) – Xukuumadda Somaliland ayaa markabkii hubka sharci darrada ah soo geliyay dekeda Berbera rarkii dhulka ka dhigtay.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cali Maxamed Warancade oo ka hadlayay hubkaasi ayaa sheegay in laga dejiyay markabkii uu saarnaa isla markaana uu hada ku jiro gacan aamin ah.

Cali Maxamed Waran-cade ayaa dhinaca kale jawaab adag ka bixiyay hadalkii ka soo yeedhay mid ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirada ee Maamulka Puntland, kaas oo sheegayay in hubka ka soo degay Marsada Berbera uu ahaa mid ay Somaliland iska leedahay.

gaba_11 hubka-casriga-ah-ee-markabka-berbera-saaran-1 hubka-casriga-ah-ee-markabka-berbera-saaran-2 hubka-casriga-ah-ee-markabka-berbera-saaran-3

 

Arabsiyonews.net Office Gabiley somalialnd