Wararka Daawo Wasiirka Madaxtooyada S/land oo dhagax dhigay wajigii 2aad ee wadada Ceerigaabo By admin - January 27, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ceerigaabo(AN) Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey wasiirka madaxtooyada S/land Xirsi Cali X Xasan ayaa dhagax dhigay wajigii 2aad ee wadada ceerigaabo taas oo laga bilaabi doono dhinaca magaalada Arabsiyonews.com Hargaysa Desk