Daawo Arabsiyo TV Urur Samo-fal Oo Deeq Gaadhsiiyey Cisbitaalka Dhimirka Ee Hargeysa

0

Maankaab

Urur Samo-fal oo Lagu Magacaabo MAAN-KAAB oo xaruntiisu tahay cariga Ingiriiska, ayaa maanta deeq gaadhsiiyey Cisbitaalka Dhimirka ee Magaalada Hargeysa.

Deeqdaasi, ayaa waxa ururka ka guddoomay Agaasimaha ee Cisbitaalka Guud ee dhimirka Hargeysa.