Xarakada Al-shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa taageerayaasheeda ku sugan Qaaradda Yurub ugu baaqday inay ku day-daydaan labadii wiil ee tododbaad ka hor weeraray wargeyska Charlie Hebdo ee Paris kasoo baxa, kaasoo lagu soo daabacay sawirro af-lagaado ku ah Nabigeenna Muxamed (NNKH).