Daawo Arabsiyo TV Madaxwayne Silaanyo Oo Magaladda Burco Ka Dhagax Dhigay Mashaariic Horu Marineed.

0

silaany-150x150Waftigii Baladhnaa ee uu hogaaminayay Axmed Maxamed Maxamud Aadan, ee safarka dheer ku marayey Qar kamida Degmooyinka iyo Goboladda Dalka oo galay Maalintii Todobaad ayaa madaxwaynuhu waxa uu magaladda Burco agabka naafadda ku gudoonsiiyay qaar kamida dadka Naafadda ee ku dhaqan magaaladaasi Burco.