Wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis maxamed samaale ayaa sifo qayrul sharci ah maalintii shalay uu shaqo geliyeey 8 nin oo kasoo jeeda deegaanka uu wasiirkani ku abtir-saddo ee Gabiley, wasiirka ayaa dhowan mar uu la socday waftiga madaxweyne siilaanyo oo uu hoyday Degmada wajaale waxaa uu habeen kaas kulan ay wadaa qaateen wasiirka iyo odayaal ka mid ah ciidamada qaranka somaliland ee kasoo jeeda deegaankaasi waxaay wasiirka ugu hanjabeen inay direeyska dhigi doonaan haddi aan lo shaqaaleyn dhalinyarta ay dhaleen, waxaana markii danbe uu wasiir samaale faray inay soo dirtaan 8 nin oo dhalinyaro ah kuwaaso oo uu amar deg-deg ah ku shaqo geliyeey wasiirku.