Xildhibaan Khadar Aadan Xuseen (Khadar Ambassador),oo kamid ahaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland,ayaa iska casiley xilkii Xubinimada Golaha Wakiilada Somaliland,taas oo qoraalka iscasilaada oo uu usoo gudbiyay Golaha Wakiilada laga Gudoomay,inkastoo aan la xaqiijin sababta iscasilaada xubinimada Wakiilada ku kaliftey.