Hargaysa(AN)Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka bada S/land Cali Buureed ayaa ka hadlay xukuno lagu riday doonyo bilaa sharci ah oo ka kaluumaysanayey Badaha S/land waxa kale oo uu sheegay Wasiir Buured in qaar kalena ay ku daba jiraan
Arabsiyomedia.com
Hargaysa Desk








