Daawo Socdaalkii Madaxwayne Siilaanyo kumaray degaanada War Cimraan, Shanshacadde , Caynabo,Qorilugad iyo Bali Dhiig

0

Hargaysa(AN)Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo weli ku gudo jira socdaalkoodii shaqo ee ay ku marayeen gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa mashaariic horumarineed qaarna ka furay, qaar kalena ka dhagax dhigay deegaanada War Cimraan, Shanshacadde iyo Caynabo,  halka sidoo kalena uu Madaxweynuhu duhurnimadan maanta la kulmay dadweynaha tuulada Wadaama-goo’ ee gobolka saraar Waxaa kale oo uu Madaxweynuhu Xadhiga ka Jaray 5 Km ee u Horeeyay ee Wadadda Ceerigaabo Gaar ahaan Deegaanka Ina Afmadoobe

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Weftigiisa oo ku Guda Jira Socdaalkii Banaanka iyo Buuraha ayaa Gaadhay Degmada Bali Dhiig

Halkan ka Daawo Socdaalkii Madaxweynaha JSL ee Degmada Qorulugud ee Gobolka Buuhoodle

 

Arabsiyomedia.com

Hargaysa Desk