Magaalada Boorama oo lagu soo dhoweeyey Ugaaska guud ee Beelaha Gobolka Awdal

0

Boorama(AN)Magaalada Boorama Xarunta Gobolka Awdal waxaa lagu soo dhoweeyey Ugaaska guud ee Beelaha Gobolka Awdal Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble Ugaas Dhooddi.

 

Arabsiyomedia.com

Boorama Office