Madarasada Alcirfaan ee Magaalda Arabsiyo oo munaasibad uqabatay arday ka qalain jabisay

0

Arabsiyo(AN)Munaasibad si heer sare loosoo Agaasimay oo ka qabsoontay Baraxad hore ee Masjid jaamaca Arabsiyo.Munaasibadan ooaysoo agaasimeen Maamulka iyo Ardayda Alcirfaan.Ayaa waxa kasoo qaybgalay Gudoomiyaha Dagmada Arabsiyood,Gudoomiyaha Waxbarashada ee Dagmada arabsiyo,Culumaaudiin iyo Waalidiintii Ardayda.Waxaana ugu horayn halkaa ka hadlay Maamulaha guud ee AlCirfaan mr Daauud,oo kawarbixiyay Sida madarasada

AlCirfaan ee Arabsiyi ay usoo saarto Arday Culuuntoodu Saraysa kuwaasoo Ku dhigta bilaa lacag iyodoo Ay ardayda ugu saraysaana Tagaan jaamacad aanu Xidhiidh laleenahay oo ku taal Dalka Yaman,Dhamaan dadkii halkaa ka hadlayna waxay ku dheeraadeen sida ay ugu dadaasha dadaasho dhalinta uguna duceeyay Ardayda alin jabisay in ilaahay ku afaco iyadoo uu akhirkiina soo gabagabeeyay Maayirka Magaalada Arabsiyo oo ugu Baaqay dhalinta inay ilaaliyaan nabad galyada qaataana kaadhka Dhalashada Muwaadinka

333 222 111 444

Arabsiyonews.net

Muuse Xuseen Xasan

Arabsiyo / Office