Xasan Maamed Yuusuf Agaasimaha cusub ee waaxda Idaacadaha S/land oo xilkii kala wareegay Agaasimihii hore

0

Hargaysa(AN) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta ayaa Maanta Xilkii u Kala Wareejiyay Agaasimihii Waaxda Idaacadaha ee Wasaarada Warfaafinta Siciid Aadan Cige Iyo Agaasimaha Cusub ee loo Magacaabay Xasan Maxamed Yuusuf,Taaas oo ka qabsoontay Xarunta Wasaarada Warfaafinta.

 

Arabsiyonews.net

Hargaysa Desk