Ganacsatada Gobolka Togdheer ayaa Gurmad Balaadhan U Fidiyay Ganacsato Yaryar Oo Dhawaan Dab Ka Haleelay Meheradihii Ganacsigooda Kuwaas Oo ay Gurmad balaadhan ufidiyeen ganacsatada Ku dhaqan gobolka togdheer, Waxaana Kulan Balaadhan oo Xalay Ay isugu yimaadeen Hotel Deero Ay Ganacsatadu Ku soo Bandhigtay lacag ay Gudoonsiiyeen qof kasta oo meheradiisa dhibkii dabku soo gaadhay iyadoona qofwalba la siiyay lacag udhiganta 80% Sideetan boqolkiiba marka loo eego hantida uu ku waayay dabkaasi haleelay, Halkan Hoose Ka Daawo Kulankaasi Xalay,