Hargaysa(AN) Wasiirka arimaha gudaha S/land Cali Maxamed Warancade ayaa kahadlay xaalada gobolka Awdal isagoona fariin cad udiray maamulka xamar isagoo ku tilmaamay daandansi qaawan oo ay ku soo fargaliyeen qaranimada iyo jiritaanka S/land
Arabsiyonews.net
Hargaysa Desk








