Gabiley(AN) Wafti Balaadhan Oo Ganacsato ah Oo Ka Yimid dalka Turkiga Ayaa Soo Gaadhay Magaalada Gabiley Waxana Xafiiskiis ku qaabiley Maayerka Degmada Gabiley Waxayna Waftigani Usocden Sidii ay Umal Gashan lahayen Gabiley
waxaanu halkan maanta kusoo dhaweyneynaa waftigan ka socda dalka turkiga oo maaalgashadayaal ah gabiley ahaan wixii ay nooga baahdaan waanu la barbartaagan nahay wixii maalgashina ee gobolkayga kusaabsan waanu soo dhaweyneynaa”maayerka degmada gabiley…………………Halkan ka daawo muuqaalkan
“waxaanu ku faraxsanahay inaanu somaliland socdaal kusoo gaadhno Iyadoo aanu Maanta Joogno Gobolkii Waxsoosarka Somaliland Ee Gbailey waxaanu waxka qaban doonaa wixii kolba Aanu awood darif ilaa darif”afhayeenka ganacstada Turkiga
Maxamed Juba Arabsiyonews.net Gabiley Office








