Daawo Maayerka degmada Gabiley Oo Xafiiskiisa ku Qaabiley wafti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Jaaliyada sweden Sakariye xasan wacays Halkan ka daawo muuqaalkan
Dhinaca Kalena waftigan u Hogaaminayey gudoomiayah jaaliyada sweden oo ay weheliyaan maamulka dawlad hoose oo soo kormeerey dugsiga dhagoolayaash ee magaalada gabiley
Maxamed Xasan sheekh Maxamed Juba Arabsiyonews.net Office Gabiley








