Hargaysa(AN) Wasiirka warfaafinta C/laahi Cukuse ayaa maanta bayaamiyey inMusicgii furitaanka idaacada Radio Hargaysa mudada dheer ay isticmaalaysay in ay ka guureen isagoo ku sababey arimo laxidhiidha isku ee kanshiyo idaacada radio hargaysa iyo ta muqdisho








