Daawo Arabsiyo TV Wasiirka Warfaafinta Oo Mar Kale Beddelay Muusigga Astaanta U Ah Wararka Idaacadda Radio Hargeysa Iyo Tv-ga Qaranka

0

Capture

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahr (Cukuse) ayaa sheegay in mar kale la beddelay Muusigga uu ku soo galo warka Idaacadda iyo Telefiishanka Qaranka Somaliland, kaasi oo mar horena la beddelay.

Sidaana waxa uu ku sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa.