VideosWararka Daawo Arabsiyo TV Ciyaar Xiiso Badan Oo Dhexmartay Gobolada Togdheer Iyo Sool By Berbera - January 12, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Labo Kooxood oo Kubadda cagta ah oo ka kala socday Gobolada Sool iyo Togdheer ayaa ciyaar ku wada yeeshay Garoonka kubadda cagta ee Cabdi-Bile ee Magalada Laascaanood.