LONDON Abwaan AXDA Oo Soo Bandhigay Musharaxnimadiisa Doorashada Golaha Wakiilada

0

Abwaan Axmed Cabdillaahi (Axda) oo kamid ah Abwaanada ugu caansan qurbaha, ayaa munaasibad ballaadhan oo kulmisay badi haldoorka qurbajooga Uk, wuxuu ku soo bandhigay Musharaxnimadiisa Doorashada Golaha Wakiilada ee la filaayo inay dalka ka qabsoonto. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen, Madaxda Xisbiga KULMIYE ee waddanka Ingiriiska, Saladiin, Siyaasiyiin, Saxafiyiin iyo xubno badan oo bulshada laga yaqaano, waxaa halkaas ka hadlay badi masuuliyiinti madashaas lagu Casuumay. Qaabkii Xafladaasi u dhacday, Hoos Ka DAAWO Muqaalka Iyo Sawiradaba.

unnamed (21)unnamed (1)unnamed (3)unnamed (4)unnamed (5)unnamed (6)unnamed (7)unnamed (8)unnamed (9)unnamed (10)unnamed (11)unnamed (12)unnamed (13)unnamed (14)unnamed (15)unnamed (16)unnamed (17)unnamed (18)unnamed (19)unnamed (20)unnamed (22)unnamed (23)unnamed (24)unnamed (25)unnamed