Minneapolis (AN)Xoghayaha Arimaha Dibada ee Xisbiga Waddani Dr Mohamed Osman Fadal oo Socdaal Hawleed ku yimid Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota USA ayaa si wayn taageerayaasha xisbiga Waddani oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee Minnesota Eng Abdirahman Dahir Adam ugu soo dhaeeyeen Maddaarka Caalamiga ah ee Magaalada Minneapolis.