Daawo Arabsiyo TV Dadka Ku Nool Degmada Ceel-afweyn Iyo Degaanada Ku Teedsan Oo U Midoobay Ilaalinta Degaankooda.

0

CaptureCeel-afweyn (AN)Tuulooyinka hoos yimaadda Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag waxaa ka qabsoomay abaabulo bulsho oo lagu ilaalinayo deegaanka lagagana hortegayo dhirta la dhuxulaysanayo.