Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo cambaareeyey ansixinta Xisaab xidhka 2008 -2013

0

Hargaysa(AN) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee ka soo jeeda wakhti xaadirkan Xisbiga Mucaaridka ah Wadani ayaa si adag unaqdiyey ansixinta xisaab xidhka 2008 ilaa 2013 taas oo maanta ansixiyeen mudanayaasha aqalka Wakiilada S/land

 

Arabsiyonews.net

Hargaysa Desk