Hargeysa (AN) Guddida ku hawlan Dhismaha Jidka isku xidha Burco iyo Ceerigaabo ee Xukumadda Somaliland ayaa shalay kulan ay ku yeesheen Qasriga Madaxtooyada waxay kaga warameen halka ay haatan waddadu marayso, iyagoo sidoo kalena faahfaahin kaga bixiyay Lacagaha soo galay.