Dubai (AN) Boqor Cismaan Aw Muxumed Maxamed (Buur-Madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Miisaanka leh ee Somaliland ayaa mar kale ka hadlay Qadiyadda Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar oo dhawaan sheegay inuu ka goostay Somaliland isla-markaana ku dhuumaaleysanaya buuraleyda Gobolka AWDAL.