Arabsiyo TV:Badhasaabkii hore ee Gobolka Togdheer oo ka waramay wax yaabaha uu jeelasha ku soo arkay

0

Hargaysa(AN)Gudoomiyihii Hore Ee Gobalka Togdheer Axmed Cumar X C/laahi Xamarji Ayaa Ka Waramaya Wax Yaalaha Uu Ku Soo Arkay Wakhtigii Lagu Xidhay Jeelka Hargeisa isagoo xusay in ay jiraan dad mudo 20sano ah ku jiray xabsiyada Madheera iyo Hargaysa xili uu maanta kahadlayey maalinta Xaquuqul insaanka oo maantoo kale dunida laga xuso

Arabsiyonews.com

Hargeisa office