SAFIIRKA SOMALILAND U FADHIDA DALKA SWEDEN RODA JAMA ELMI AYA KA QAYB GASHAY KULAN BALAADHAN OO LAGAGA HADLAAYAY WAXTARKA IYO QIIMAHA QURBA-JOOGA WAXAANA KU WEHELINAYAY SAFIIRADA KENYA IYO SOUTH-AFRIKA.

0

Sweden (AN) Safiirka  Somaliland U Fadhida Dalka Sweden Marwo Roda Jamac Cilmi Iyo Safiirada Dhegeeda Ee Wadamada Kenya Iyo South-Afrika Mandisa Dona Marasha Ambassador of South Africa Dr. A. Sang Ambassador of Kenya Rhoda Elmi Representative of Somaliland in Sweden Amir Adan Member of Swedish ParliamentIyo  Ayaa So Bandhigay waxtarka Iyo Horumarka Ay Leeyihiin QURBA JOOGU Iyagoo Tilaamay Inay Waxtar Balaadhan Ay Ka Gaystaan wadamada Ay Ka Soo Jeedan Safiir Roda Jaamac Cilmi Ayaa Mar Ay Qadatay Qudbad Balaadhan waxay Xustay oo Ay Tilmaantay QURBA -JOOGU Inay Yihiin Halbawle Muhiim U Ah Bulshada Safiir Roda Jamac Cilmi Oo Ah Safiirad Hawl-kara Oo Had Iyo Goor Badi Goob Ugu Jirta Horumrka Somaliland Iyo Raadinta Ictiraaf Loo Helo  Somaliland Hadaba Kulnkan Ayaa Ahaa Mid Aad U Muhiima Sumcad Iyo Sharafna U Ah Horumarka Loogu Jiro Mandaqda Iyo Somalilandba Kulanka Ayaa Ku Soo gabo Gaboobay Aqoon Is wadaarisi Iyo Tilmaamo Wacan oo laga Bixiyay Qurba.-Jooga Iyo Horu Marka Ay gaadhay Somaliland Iyo Doorkay Ka qaateen Qurba Joogo.sa4saf roda1sa2saf rod7sa3sa5sa8