Daawo Arabsiyo TV Mudanayaasha Golaha Guurtida oo Dood Ka Yeeshay Siyaasada Arimaha Dibeda Kana Hadalay Hawlaha Ictiraaf Raadinta Iyo Horumarka Somaliland

0

Daawo Arabsiyo TV Mudanayaasha Golaha Guurtida oo Dood  Ka Yeeshay  Siyaasada Arimaha Dibeda  Kana Hadalay Hawlaha Ictiraaf Raadinta Iyo Horumarka Somaliland waxaana mudanayaashu ku kala aragti duwanaayeen siyaasada arimaha debada somaliland waxaana shir gudoominaayay gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida

Capture