Saylac (Arabsiyo) – Shir laga Tashanayo sidii loo ilaalin lahaa Duur-joogta ayaa ka Qabsoomay Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal.
Kulan kan oo Daaranaa ka Hortaga ka Ganacsiga Sharci darada ah ee Duur joogta ayaa u dhexeeyay Maamullada Awdal iyo Selel, Wasaaradda Deeganka iyo Sadaasha Cimilada iyo Hay’adda CCF .Hay’adda CCF ayaa uga mahadcelisay Guddoomiyaha Gobolka Selel Mawliid Maxamed Nuur sida uu dadaal ugu bixiyay sidii loo ilaalin lahaa Deegaanka iyo ka Kacsiga Duur-joogta iyo wada shaqaynta uu la leeyahay Hay’adaha ku ay khusayso.
Ugu Dambayn, masuuliyiinta ayaa Hoosta ka xariiqay sidii loo ilaalin lahaa Deegaanka iyo duur-joogta.























