Dooni Sidday 400 Tahriibayaal Ah Oo La Waayay

0

Greece (Arabsiyo) – Doon sidda ku dhawaad 400 oo tahriibayaal ah ayaa ku luntay meel u dhaxaysa Malta iyo Greece, iyada oo biyuhu ay gudaha u galayaan doonta.

Dhacdadan ayaa waxaa sheegay Ururka Alarm Phone, oo si firfircoon uga qayb qaata hawlaha samata-bixinta Muhaajiriinta ee badda Mediterranean-ka, ayaa sheegay Axaddii, iyadoo ay kor u kacday tirada doonyaha sida muhaajiriinta.

Sabtidii Dooni sidday Tahriibayaal, ayaa ku degtay Xeebaha Tuuniisiya, waxaana ku dhintay 27 Qof.

 

Arabsiyonews.com/Hargeisa Office